Yuusuf Madaale oo degdeg ugu soo laabtay Muqdisho Dhaawacyana booqday (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqa ugu maqnaa Dalka Kuwait ayaa maanta si deg deg ah ugu soo noqday Magaalada Muqdisho si uu ugu kuurgalo dhibaatadii ka dhacday xarunta Aqalka dowlada hoose ee Xamar oo ay dad ku wax yeeloobeen. Guddoomiye Madaale oo ay wehlinaayan Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda … Continue reading Yuusuf Madaale oo degdeg ugu soo laabtay Muqdisho Dhaawacyana booqday (Sawirro)